Ra’isul Wasaare  Kheyre oo loogu baaqay in uu si deg deg ah isku casilo

Xildhibaan C/llaahi Maxamed Nuur oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre in uu si deg deg ah isku casilo , waxa Xildhibaanka shegay in Kheyre ku fashilmay sugida amaanka. Waxa uu sheegay Xildhibaanka in Ra’iisul Wasaare Khayre  gef  wayn u geystay Ciidamada ammaanka iyo saraakiisha Ciidamada … Continue reading Ra’isul Wasaare  Kheyre oo loogu baaqay in uu si deg deg ah isku casilo